|
|||||
WAJAALE NEWS
Waftigii Madax-dhaqameedka Oromada oo Kulan La Qaatay Golaha Guurtida Somaliland, Baaqna Ka Soo Saaray Colaada Mooyaale
December 17, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Waftigii ka socday kiladhka Oromada dalka Itoobiya ee Hargeysa ku suganaa ayaa saaka kulan balaadhan la qaatay golaha Guurtida Somaliland. Dhinaca kale Waftigan Oromada ah ayaa ka hadlay colaada u dhaxaysa Qowmiyadaha Soomalida iyo Oromada ee deegaanka Mooyaale, Iyagoona sheegay in colaada deegankaasi si dhakhso ah loo soo afjari doono islamarkaana ay labada dhinac iskaashanayaan. Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:DAAWO; Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro Oo Si Adag Uga Hadlay Hadii Xukuumadu Baal Marto Go,aankii Gola... Daawo:Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Shaaciyay In aanu Jamaal Cali Xuseen ahayn Musharaxa Madaxwey... Madaxwaynaha Dalka Jabuuti Oo Qaabiley Xildhibaan Barkhad Batuun Oo Katirsan Golaha Wakiilada Somali... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|