|
|||||
WAJAALE NEWS
Timaha oo aad iska xiirto ma ku mudaharaadi lahayd?
December 18, 2018 - Written by Reporter:Haween ka mudaharaadayey dalka Shiinaha oo timaha iska wada xiiray si ay u muujiyaan sida ay uga soo horjeedaan qareennada ay dowladda shiinaha xabsiga ku hayso.
![]()
Wang Quanzhang ayaa wuxuu xabsi uu ku jiraa tani iyo 2015-kii, xaaskiisa Li Wenzu waxay sheegtay iney maxkamadda sare ee dalka Shiinaha ay muddada uu ninkeeda xidhnaa 31 jeer ay tagtay ninkeeda intaa maxkamadda la keenayey. ![]()
Related posts:Gudoomiyaha Hay,ada Shaqaalaha Dawlada Mudane: Sharmake Geelle, Shamac U Daaran Dhalinyarada Somalil... Muranka Guddida Doorashooyinku Saddex Arimood Mid Uun Buu Ku Dhamaan!!Qalinkii;Barkhad-ladiif. Fashilka Wasaarada Warfaafinta Ee ku Aadan Doodaha Lagu Wiiqayo Jiritaanka Somaliland Ee kaga Imanay... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|