|
|||||
WAJAALE NEWS
Somaliland Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Haddalo Dhawaan Kasoo Yeedhay Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya.
December 1, 2018 - Written by Editor:Hargeisa(W.N):-Wasiirkada Wasaarada Arrimaha Dibeda jsl Mudane Prof Yaasiin Maxamuud Xiir Faratoon Ayaa Jawaab Ka Bixiyey Hadalo Dhawaan Kasoo Yeedhay Madaxweynaha Maamulka Kililka Shanaad ee Somalida Ethiopia oo Sheegayey Inay Jiraan Shaqsiyaad Kasoo Horjeeda Nabadgalyada Dawlad Deegaanka Somalid ethiopia oo Doonaya Inay Qaraxyo kasoo Maleegaan Gudaha Somaliland iyo Maamulada Kale ee Somalia Kooxahaas oo Xidhiidh La Leh Sida Uu Sheegay Madaxweyne Mustafe Cagjar Ururlka Alshabaab. Related posts:Daar-Taydii u Dambaysay (ee Muqdisho) Maalin Dhawayd baan Iibiyey..Ninka ku Yidhaahda Faysal Soomaal... Al-shabaab Oo Soo Bandhigay Muuqaalkii Ugu Horeeyay Ee Weerarkii Saldhiga Ciidan Somaliya Ee Barrii... Daawo: Mayirka iyo Xildhibaanada Borama Oo Badhasaabaada Awdal Iyo Togdheer Ku Eedeeyay Dhul Dan Guu... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|