Somaliland oo Sheegtay In Ay Talaabo Kama Danbaysa Ah Ka Qaadi Doonto Maamul Goboleedka Puntland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Somaliland oo Sheegtay In Ay Talaabo Kama Danbaysa Ah Ka Qaadi Doonto Maamul Goboleedka Puntland
December 26, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Shir jaraa,id oo ay maanta si wada jir ah u wada qabteen Wasiirka wasaarada Gaashaandhiga Somaliland Ciise Axmed Xawar iyo Taliyaha ciidanka Qaranka Sareeye Gaas Nuux Ismaciil Taani, ayaa waxa ay faah-faahin ka bixiyeen dhibaatooyin amaan daro oo ay sheegeen inay maamulka Soomaaliya ee Puntland ay ka wado deegaanka Tukaraq iyo guud ahaan gobolka Sanaag.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS