|
|||||
WAJAALE NEWS
Shirweynaha Qaran Ee Saxaafada Somaliland oo Ka Furmay Hargeysa
December 29, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Shirweyne ay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelintu u qabatay Warbaahinta Somaliland, ayaa maanta ka furmay Huteel Maansoor ee magaalada Hargeysa oo uu illaa berri ka socon doono. Shirkaas waxaa ka qaybgalay Xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada, Xisbiyada Siyaasadda, Hoggaanka Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA iyo Ururrada Saxaafadda ee bahwadaagta la ah Solja, Weriyeyaasha iyo Masuuliyiinta Hay’adaha Warbaahinta ee Somaliland ka jira qaarkood, Masuuliyiin iyo marti-sharaf kale.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Kulan Dhexmaray Maayarka Magaalada Gabiley Iyo Eheleda Hooyo Jamiila Xuseen +Qodobada Ay Isla Gartee... Dalal katirsan Qaarada Africa Oo Diiday In La Baadho Xadgudubyada Dagaalka Ee Itoobiya + Qaramada Mi... War Deg-Dega:Mudaharaad Balaadhan Oo Lagasoo Horjeedo Maayorka Burco Oo Hada Ka Socda Magaalada Burc... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|