Shirkada Laydhka Ee Indho Birta Oo Cabasho Xoogan Ka Muujisay Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Jsl, Eedo Culusna Usoo Jeediyay, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shirkada Laydhka Ee Indho Birta Oo Cabasho Xoogan Ka Muujisay Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Jsl, Eedo Culusna Usoo Jeediyay,
December 12, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)WarSaxaafadeed Kasoo Baxay Masuuliyiinta Shirkada Laydhka Ee Indha Birta InternationalCompany Ayaa Cabasho xoogan ka Muujiyay Hab-dhaqanka Wasiirka Wasaarada macdantaiyo tamarta somaliland kaasi oo ay  sheegeen in aanu dhex u ahayn shirkadaha bixiya adeega korontada somaliland ootartan xoogani ka dhexeeyo.

Sidookale shirkada laydh ee indha birta ayaa wasiirka macdanta ku eedeeyay in aanudhex u ahayn shirkadaha korontada islamarkaana uu dhinaca saaray shirkad intiiaanu wasiirka Noqon Uu Maamul ka Ahaa.

HALKAN KA DAAWO WAR SAXAFADEEDKASHIRKADA INDHA BIRTA OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS