Sheekh Barbaraawi oo Ka Hadlay Dagaalada Dhexmara Qabaa’ilka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Sheekh Barbaraawi oo Ka Hadlay Dagaalada Dhexmara Qabaa’ilka
December 7, 2018 - Written by Reporter:

Ceel-afwayn (WJN)- Sheekh Cabdilaahi Xasan Xaashi (Sheekh Barbaraawi) oo ka mid ah culimada waa weyn ee reer Somaliland oo ku sugan magaalada Ceel Afweyn ayaa khudbadii salaada Jimcaha kaga kaga hadlay dhibaatada ay leedahay dagaalada Qabiilada dhexmara.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS