|
|||||
WAJAALE NEWS
Shan Sifo Oo Aan Sheekh Aaden-siiro Kaga Jecelahay Culimada Kale!W/Q; Muhumed Dhimbiil,
December 26, 2018 - Written by Editor:1; Waa Mujaahid xaq ah oo aaminsan in halgankii dalkan loo soo galay xalaal ahaa isla markaana ku dhaata jiritaanka iyo qaranimada Somaliland. 2; Waa geesi run sheega oo aan cidna u guulwadayn , waxa uu arkona badheedhihiisa ka dhiibta. 3; Waa abaabule, daneeye , baraarujiye iyo dhiirigaliye bulsho xaga horumarka iyo wax wada qabsiga dadka reer Somaliland. 4; Waa u Hagar baxe iyo ka qayb qaataha koowaad ee arimaha khayriga ah ee lagu caawinayo dadka baahan iyo danyarta iyo waliba xabaalaha aynu isku aasno, aasaaskii jaamacadaha iwm. 5; Waa sheekh kaligii isku filan oo aan kudlad iyo koox toona ku jirin, aaminsana in umada run lagu dhaqo. QALINKII; Muhamed Dhimbiil
Related posts:Badhasaab Ramaax Oo olole Xoogan Ugu Jira wareejinta Dekeda Berbera isaga oo ka Mashquulay Xilkii Ba... Xildhibaan Mamduux Sheikh Oo Ka Sheekeeyay Casharkii 1Aad Ee Xaaji Cabdi Waraabe Siiyay Markii Uu Go... Fool-xumooyinka Ka Socda Degaanka Ceel-afweyn Iyo Khatarta Ay Leedahay Dilka Loo Gaysto Qof Muslim A... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|