Saddexda Xisbi Qaran Oo Markale Madaxtooyadda Jsl Kulan Ku Yeeshay Iyo Qodobada lagaga Wada-hadlay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Saddexda Xisbi Qaran Oo Markale Madaxtooyadda Jsl Kulan Ku Yeeshay Iyo Qodobada lagaga Wada-hadlay
December 19, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Xisbiyada Qaranka Somaliland ayaa maanta markale kulan ku yeeshay madaxtooyada Somaliland kaasi oo ujeedadisu ahayd sidii loo sii anba qaadi lahaa kulankii hore

Shirka ay wada yeesheen sedexda xisbi qaran ee Ucid, Wadani Iyo Kulmiye ayaa lagaga dooday qabsoomida doorashada iyo sidii  xal looga gaadhi lahaa Caqabadaha Horyaala.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS