Golaha Wakilada oo Ansaxiyay Wasiir iyo Masuuliyiin Madaxweyne Muuse Biixi Soo Magacaabay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Golaha Wakilada oo Ansaxiyay Wasiir iyo Masuuliyiin Madaxweyne Muuse Biixi Soo Magacaabay
December 15, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Xildhibaanada golaha Wakiilada Somaliland ayaa fadhi ay maanta yeesheen waxa ay ku ansixiyeen Wasiirka cusub ee dhawaan Madaxweyne Muuse Biixi u soo magacaabay Wasaarada Waxbarshada Cismaan Jaamac Aadan, Guddoomiye ku xigeenka Hay”adda Dhowrista Tayada iyo xubin ka tirsan Hay”addaasi.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS