Dr. Bulxan oo Jawaab Adag Ka Bixiyay Hadal Si Qaldan Loo Turjumay oo Ay Dhibsadeen Shacabka Gobolka Awdal | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dr. Bulxan oo Jawaab Adag Ka Bixiyay Hadal Si Qaldan Loo Turjumay oo Ay Dhibsadeen Shacabka Gobolka Awdal
December 22, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)– Dr. Xuseen Cabdilaahi Bulxan oo ka mid ahaa aqoonyahanadii dhawaan dalka Jabuuti kaga qayb galay shirkii aragti wadaaga Soomaalida, ayaa ka jawaabay hadal si khaldan loo turjumay oo ay dhibsadeen shacabka Reer Boorama.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS