DAAWO; Xuska Siyaarada Sheekh Cabdiqaadir Jinaali Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa Iyo Nuxurka Khudbadihii Laga Jeediyay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Xuska Siyaarada Sheekh Cabdiqaadir Jinaali Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa Iyo Nuxurka Khudbadihii Laga Jeediyay.
December 20, 2018 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) Siyaarada Sheekh Cabdiqaadir Jinaali Oo Badi lagu Qabto Siyaaradiisa  wadamo badan oo kuwa islaamka ah ayaa maanta Siwayn looga Xusay Siyaaradiisa  Magaalada Hargaysa taasi oo kasoo qaybgaleen Culimo Awdiin Tiro Badan , Madaxdhaqameed, Xildhibaano ka Socday golaha wakiilada iyo Wasaarada diinta iyo awqaafta Somaliland.

Munaasibadan Siyaarada Sheekh Cabdiqaadir jinaali ayaa dhanka kale waxaa abaabulkeeda iyo iskutuba ridkeeda door muuqda kulahaa culimada Qaadiriyada oo iyadoo munaasibadan laga jeediyay khudbado diiniya  iyo taariikhda sheekh cabdiqaadir jinaali  oo kamida ahaa culimada islaamka ee  juhdi iyo dadaalka badan   Galiyay sidii  diinta islaamku u gaadhi lahayd dunida .

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS