|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; “Xisbiga Wadani Waxaan leeyahay Arimaha Dumarku Meel Mucaaridada Laga Dayo Maaha”Wasaarada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Jsl.
December 6, 2018 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N Wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada somaliland ayaa ka jawaabtay hadal kasoo yeedhay xisbiga wadani oo ay ku shegeeen in xukuumada afduubtay shirkii haweenka somaliland Agaasimaha Wasaarada shaqada oo arimahaasi ka hadlay ayaa waxba kama jiran ku tilmaamay arintaasi,”Xisbiga Wadani Waxaan leeyahay Arimaha Dumarku Meel Mucaaridada Laga Dayo Maaha” HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO;-Wasaarada Hawlaha Guud Iyo Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Hawlgal Wado Banayn Ah Ka Fuliyay Gud... Axsaabta Mucaaridka Somaliland Oo Xukuumadda Ku Dhaliilay Dibin-daabyeynta Doorashooyinka Dalka Kuso... Daawo:Garabkii Isbadal Doonka Kulmiye Oo Maanta Si Rasmi Ah Ugu Biiray Xisbiga Wadani Iyo Shucuurtoo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|