|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wasiir Saleebaan Cali Koore Oo Weerar Afka Ku Qaaday Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Iyo Sobobta!
December 19, 2018 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Wasaarada Biyaha Somaliland Saleebaan Cali Koore Ayaa si qaawan u weeraray Gudoomiyaha xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe isagooo ku eedeeyay in uu yahay cunsuri Wasiir Saleeban Cali koore ayaa waxaa keentay in uu weerar afka ku qaado faysal cali waraabe kadib markii uu faysal dhaliilay midka mida madax dhaqameedka maamul goboleedka Puthland oo dhulka somaliland uyimid ololaha maamulka Goboleedka Somaliyaee puthland. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Daawo: Dib Umilicso Madaxweyne Siilaanyo Muxuu Ka Yidhi Xiligii Uu Mucaaridka Ah Ciidmo Boolis Ah O... Daawo:Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Shaaciyay In Uu Yahay Musharaxa Dhabta ah ee Xisbiga Khilaafk... Maxaa Keenay In Xiligan Qaar Kamida Siyaasiyiinta Iyo Xildhibaano Reer Somaliland ahi Isku Bahaystaa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|