DAAWO; Wasaarada Deegaanka Jsl Oo Gobolka Gabiley Gaadhsiisay 700 Oo Kamida Girgirayaasha Dhuxusha Ah.
December 13, 2018 - Written by Editor:
GABILEY(W,N) Wasaarada deegaanka Somaliland oo
mudooyinkii dunabeeyay ku jirtay dadaalo lagu yaraynayo isticmaalka dhirta
qoyan iyo xaalufinta deegaanka ayaa magaalada gabiley gaadhsiisay 700 oo kamida
girgirayaasha dhuxusa madhxiya