|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wajigii Labaad Ee Nabadaynta Beelaha Ceel-Afwayn Oo Lasoo Gabo Gabeeyay Iyo Nuxurka Qodobada Kasoo Baxay.
December 27, 2018 - Written by Editor:CEEL-AFWAYN(W,N) Gudida nabadaynta beelihii dirirtu ku dhex martay deegaanada ceel-afwayn ayaa soo gabo gabeeyay wajigii labaad ee nabadaynta beelahan. Kaasi oo laga soo saaray qodobo muhiim iyo Awaamiir cul culus oo la duldhigay Labada Beelood iyo sida ay u kala Qaadanayaan Wixii loo Kala Xukumay. Waxaana madashan ka akhriyay qodobada laga soo saaray afhayeenka gudida Sheekh Ismaaciil Dheeg. Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan; Related posts:Madaxweyne Muuse Biixi Oo Daah-Furay Nidaam Lagu Casriyeynayo Adeegyada Dawlada Hoose Ee Hargeysi B... DAAWO;-Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Oo Xilkii U Kale Wareejiyay Isu Duwihii Hore Ee Gobolka Gabile... “Siyaasadda Arrimaha Dibedda, Iyo Guduhuba Meel fiican Baynu Maraynaa, Inkastoo Xilkii Wasiirnimo Is... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|