DAAWO; Muuqaaladii Ugu Xiisaha Badnaa Ee Kulamaanaa Soo Dhawayntii Madaxwaynaha Jsl Ee Magaalada Hargaysa!!. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Muuqaaladii Ugu Xiisaha Badnaa Ee Kulamaanaa Soo Dhawayntii Madaxwaynaha Jsl Ee Magaalada Hargaysa!!.
December 1, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi abdi iyo Waftigii uu Hogaaminayay Ee safarka ugu maqnaa Gobolada Bari Ee Somaliland Ayaa maanta usoo guryo noqday caasimada Hargaysa taasi oo lagu qaabilay soo dhawayn balaadhan oo kulmisay shacabka Caasimada. Madaxdhaqanka iyo badi Masuuliyiinta Xuukumada Madaxwayne Biixi.

Soo dhawayntan madaxwayne biixi ayaa waxaa kulamaanaa muuqaalo micno kala duwan bixinayay kuwaasi oo ay kulamaanaayeen in ay soo dhawaynta ka dhex muuqdaa xubno mudo xukuumada mucaaridku ahaa iyo sidoo kale madax badan oo madaxwaynaha ay iswaayeen intii uu xilka la Wareegay.

HALKAN KA DAAWO QAARKAMIDA MUUQAALADII UGU XIISAHA BADNAA EE KULAMANAA SOO DHAWAYNTII MADAXWAYNE BIIXI.

IMG_0023

2(2)

 

4(3)

6(2)

7

IMG_0023

IMG_0106

IMG_0203

IMG_0298

IMG_0308

IMG_0367

IMG_0912

IMG_0925

IMG_1003

IMG_9635

IMG_9765

IMG_9777

IMG_9869 IMG_9879 IMG_9962

WAJAALENEWS DESK

HARGEISA OFFICE

EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM

COMMENTS
LINKS