DAAWO; Masuuliyiin Kasoo Jeeda Gobolka Salel Oo Ka Dayriyay Xaalada Deegaanka Saylac Iyo fariinta Ay Udireen Xukuumada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Masuuliyiin Kasoo Jeeda Gobolka Salel Oo Ka Dayriyay Xaalada Deegaanka Saylac Iyo fariinta Ay Udireen Xukuumada.
December 19, 2018 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) Siyaasiyiin ,Xildhibaano iyo Aqoonyahan Kasoo Jeeda Gobolka Salel ayaa ka hadlay arimo ka taagan gobolkaasi iyo xaalada bulshada deegaanadaasi oo ay ka dayriyeen.

Sidoo kale Xubnahan ayaa baaq Udiray xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS