DAAWO; Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Ka Qaybgalay Shir waynaha Jaaliyadaha Somaliland Oo Ka Qabsoomay Magaalada London. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Ka Qaybgalay Shir waynaha Jaaliyadaha Somaliland Oo Ka Qabsoomay Magaalada London.
December 2, 2018 - Written by Editor:

London(W,N)-madaxwayne kuxigeenka Jamhuuriyada Somaliland Cabdiraxmaan Saylici iyo wasiiro katirsan xukuumada somaliland ayaa magaalada london ee dalka ingiriiska kaga qaybgalay shirwaynaha jaaliyadaha somaliland oo ka furmay London.

saylici uk

Shirwaynaha ayaa waxaa soo qabqaabisay Wasaarada arimaha Dibada Kaasi oo ay kasoo qaybgaleen jaaliyadaha reer somaliland ee ku kala dhaqan qaarada Yurub.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS