|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Haayada Shaqaalaha Dawlada Oo Imtixaan Ka Qaaday Dhalinyaradii Ugu Tirada Badnayd Gobolka Maroodi Jeex Ee Utartama 50 Boos Oo Dawladu Qaadanayso.
December 19, 2018 - Written by Editor:Hargaysa(W.N) haayada shaqaalaha dawlada oo mudooyinkii udanbeeyay waday qorshe dhalinyrada gobolada somaliland ugu tartamaan shaqaale cusub ee dawladu ayaa maanta magaalada hargaysa imtixaan kaga qaaday dhalinyaradii ugu tirada badnayd ee ufadhiisata 50 kaalmood oo dawladu shaqaale uqaadanayso. Masuuliyiinta haayada shaqaalaha ayaa goobtan ka jeediyay hadalo ay kula dardaarmayaan tartamayaash. Halkanka daawo muuqaalka warkan; Related posts:DAAWO;-Culimo Uu Horkacayo Sheekh Cabdirashiid Cali Suufi Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Gabiley. Diblumaasi Maraykan Ah Oo Sheegay Inay Fiicnaan Lahayd In Somaliland Lagu Daro Shir Ay Ka Qayb-galay... Gabiley Dhalinyaro Xabsiga Loogu Taxaabay Boqolaal Kaadhkii Codbixinta ah Oo Ay Sheegeen In Aaney Ku... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|