DAAWO; Gudoomiyaha Golaha Guurtida Jsl Oo Shaaciyay In Ay Mudo Kordhin Usamaynayaan Golayaasha Wakiilada Iyo Deegaanka.
December 12, 2018 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)
Gudoomiyaha golaha guurtida somalilad saleebaan maxamuud aadan ayaa shaaciyay
in ay mudo kordhin usamaynayaan golayaasha wakiilada iyo deegaanka oo lafilayo
in uu dib udhac ku yimaado wakhtigii la dooran lahaa.
Sidoo
kale Gudoomiye saleebaan aya dib udhaca ku yimid doorshada ku eedeeyay in ay
masuul ka yihiin xisbiyada mucaaridka iyo xukuumadu.