|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Boqor Buur Madow Oo Ka Hadlay Halka Ay Marayso Nabadayntii Colaada Ceel-Afwayn Iyo Arimo Kale Oo Door Ah;
December 30, 2018 - Written by Editor:Ceel Afwayn(W,N) Boqor Cismaan Aw maxamuud Buur madow oo kamida Madax dhaqameedka reer somalilnad Ee deegaanada colaada ka dhacday Ceel afwayn ayaa ka hadlay halka ay marayso nabadayntii beelaha dirirtu dhexmartay Sidoo kale boqor buur madow ayaa ka warbixiyay arimaha laga heshiiyay isagoo sidoo kale fariin udiray bulshada deeganada ee ku kala nool gudaha iyo dibada, Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan; https://youtu.be/uL_dUjaIq9w Related posts:“Geeri Iyo Guul Daro Ku Talo Gal Somaliyaay” Fariinta Difaac Dalka Jsl Ee Cuqaasha Gobolka Gabiley... DAAWO;-Abwaan Xasan Dhuxul Oo Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Ujeediyay Ardayda Waxka Barata Jaama... DAAWO Muuqaalka Warbixin Dhinacyo Badan Taabanaysa Oo Wariye Ajaanib Ahi ka Diyaariyay Dhibaatada ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|