Hargeysa (WJN)- Siyaasi Cabdilaahi Geel Jire oo ka mid ahaa xubnihii maanta xisbiga Kulmiye shaaciyay in uu ka saaray Xisbiga, ayaa ka hadley xilka qaadista lagu sameeyay, Isagoona ku Madaxweyne Muuse Biixi ku eedeeyay in uu ka danbeeyo xilka qaadistiisa.