Hargeysa (WJN)- Sucaad Yuusuf Odowaa (Sucaad Carmiye) oo ka mid ah Haweenka Aqoonyahanka reer Somaliland ayaa ka warbixisay shirkii aragti wadaagga Soomaalida oo ay kaga qayb gashay dalka Jabuuti, Islamarkaana lagaga hadlayay arimaha Soomaalida.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka