|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Madaxweyne Mustafe Cagjar oo Lagu Eedeeyay In Aanay Waxba Ka Qaban Xasuuqii Ka Dhacay Jaamac Dubad
November 3, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Ibraahim Saleebaan Xasan oo ka mid ah waxgaradka ka soo jeeda deeganada Gaashaamo iyo Jaamac Dubad ayaa waxa uu ka warbixiyay baahida nololeed ee deegaanadaasi ka jirta. Dhinaca kale Ibraahim Saleebaan ayaa waxa uu sheegay in Xukuumda cusub ee dowlad deegaanka Soomaalidu aanay waxba ka qaban xasuuqyadii ka dhacay deegaanka Jaamac Dubad ee ay gaysatay Xukuumada Cabdi Iley.
Halkan hoose ka daawo muuqalka Related posts:War Deg-Dega:Halkan Ka Akhriso Madaxwayne Silaanyo Oo Xilal Cusub Hada Magacaabay Xilka Qaadisna Ku ... Daawo-Hooyo Haysata Ubad Agoon Ah Oo Madaxweynaha ugu Baaqday in Laga Qabto Xildhibaan Ku haysta Dhu... Shirkii Jabouti Uga Socday Xukuumada Somaliland Iyo Khaatumo Oo Galay Maalinkii Labaad Iyo Jawi Isfa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|