Somaliland oo Lagu Soo Dhaweeyay Wefti Ka Socda Dalka Norway
November 17, 2018 - Written by Reporter:
Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Boos Mire oo ay wehelinayaan masuuliyiin ka tirsan wasaaradaasi ayaa maanta dalka ku soo dhaweeyay wafti balaadhan oo ka socda wadanka Norway.