|
|||||
WAJAALE NEWS
Waftigii Wasiirka Cadaalada Somaliland Hogaaminayay oo Kulamo La Qaatay Masuuliyiin Ka Tirsan Dalka Jabuuti
November 6, 2018 - Written by Reporter:Djibouti (WJN)- Waftigii uu hogaaminayay Wasiirka wasaarada Cadaalada Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye ayaa waxa ay kulamo gooni gooni ah la qaateen masuuliyiin ka tirsan dalka Jabuuti iyo Saraakiisha ciidanka dalkaasi.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|