Ururka Qareenada Somaliland oo Cambaareeyay Xadhig Lagula Kacay Garyaqaan Ka Tirsan | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ururka Qareenada Somaliland oo Cambaareeyay Xadhig Lagula Kacay Garyaqaan Ka Tirsan
November 6, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha ururka qareenada Somaliland oo ay weheliyaan xubno ka mid ah ururka qareenada ayaa si adag uga hadley una cabaareeyeen xadhig ciidamada Boolisku kula kaceen Cabdiraxmaan Cali Maxamed oo mid ka tirsan ururka qareenada.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS