|
|||||
WAJAALE NEWS
“Telesom Waa Shirkad Lawada Leeyahay, Waxa Ay Xaqiijisayna Halagu Daydo, Xukuumaduna Waa Inay Garab Istaagto”..Sheekh Aadan Siiro
November 27, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Sh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray “Sheekh Aadan-siiro” oo ka hadlayay madal lagu soo dhaweynaayey guddoomiyaha shirkada Telesom, ayaa shirkadaasi ku amaanay horumarka ay ku talaabsatay , Isagoona cadeeyey in Telesom ay tahay shirkad la wada leeyahay haboon tahayna in lagu daydo. Dhinaca kale Seekh Aadan Siiro ayaa Xukuumada ugu baaqay inay garab istaagto shirkada Telesom oo uu ku sifeeyey shirkada magacii Somaliland meel dheer gaadhsiisay.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/I0mLqz8_Y7U Related posts:DAAWO;-Gudoomiyaha Cusub Ee Golaha Wakiilada Jsl Kulan layeeshay Suxufiyiinta Ka Hawlgala Warbaahint... Daawo: Obama Oo Booqday Mag. Hiroshima Oo Nukliyeer Dalkiisu Ku Duqeeyay 140-kun Oo Qof Ugu Dhinteen... DAAWO;-Siyaasi Cabdifataax Cabdilaahi Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Hadal Kasoo Yeedhay Jabhad Ka Dilaa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|