Shirka Sannadlaha Ah ee Saxaafadda Somaliland oo Maalintii Labaad Ka Socda Hargeysa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shirka Sannadlaha Ah ee Saxaafadda Somaliland oo Maalintii Labaad Ka Socda Hargeysa
November 11, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Waxaa maalintii labaad ka socda hotel Ambasador ee magaalada Hargeysa Shiweynihii sanad laha ahaa ee Saxaaafada Somaliland.

Shirkan oo uu soo qaban qaabiyey ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa maanta galinka danbe lagu wadaa in la soo gaba gabeeyo, waxaana looga hadlayaa arrimo badan oo ku sabsan dhaqan gelintaa xeerka saxaafada, Caqabadaha haysta Saxaafada iyo sidii looga gudbi lahaa.

XUSKA SAXAAFADDA SOMALILAND 2018

Dhinaca kale Gabagabada Shirkan ayaa lagu wadaa in uu soo ka soo qayb galo MadaxweyneKu-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil “Saylici” iyo Guddoomiyaha Xisbiga mucaariddka ah ee Ucid Eng: Faysal Cali Waraabe iyo masuuliyiin kale.

 

WAJAALENEWS.NET

HARGEYSA OFFICE

COMMENTS
LINKS