Maxkamada Sare Ee Somaliland oo Maanta Dhagaysiga Dacwado Ka Biloowday Magaalada Burco | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maxkamada Sare Ee Somaliland oo Maanta Dhagaysiga Dacwado Ka Biloowday Magaalada Burco
November 1, 2018 - Written by Reporter:

Burco (WJN)- Maxkamada sare ee Somaliland ayaa waxa ay maanta magaalada Burco ka biloowday dhagaysiga dacwado kala duwan oo isugu jira xukuno cusub iyo dib u eegis xukuno hore oo ay hore u fuliyeen maxkamadaha kala duwan ee dalka.

Guddoomiyaha maxkamada sare ee Somaliland Prof: Aadan Xaaji Cali Axmed oo ay weheliyaan xeer ilaalinta qaranka ayaa ka warbixiyay dhagaysiga kiisaskan isagoona sheegay in ay dhamaan gobolada dalka iyo xabsiyada ay ka bilaabi doonaan dhagaysiga kiisaska dacwadaha.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS