|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxweyne Muuse Biixi oo Amaro Culus Faray Shirkada Dp World iyo Maamulka Dekada Berbera
November 19, 2018 - Written by Reporter:Berbera (WJN)- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa awaamiir culus faray maamulka dekedda Berbera isagoona ku amray in hannaan caddaalad ah loo maro wax kasta oo lagama maarmaan u ah taabbo-gelinta dhismahaas, islamarkaana ay kaantaroolaan shirkada Dp World oo sharciga lagu heshiiyo ay ku socdaan. “Qoladiinna dekedda maamusha waxa la idinka rabaa halkaas wixii shaqo iyo qandaraas ka baxayaa inay caddaalad ku baxaan oo aanay cabasho kasoo noqonin, qoladanna (DP World ) waa in sidaa lagu kaantaroolaa oo ay sharciga lagu heshiiyo ku socdaan, ta labaadna wax Somaliland karayso oo qalab ama aqoon ah waa inaan cid kale keenin, waqtigana waa inaad ilaalisaan..” Ayuu yidhi Madaxweyne Biixi
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/qVzGw1aV2h4 Related posts:Wasaaradda Gaadiidka Iyo Jidadka Somaliland Oo Daaf-furtay Dugsi Casri ah Oo Wax Lagu bari Doono Di... Wasiirka Arimaha Dibadda Somaliland Oo Ka Hadlay Hadalo Ka Soo Yeedhay Soomaaliya Iyo War ka soo Bax... DAAWO; Wasiirka Caafimaadka Somaliland Oo Ciidamada Qaranka Ee Gobolka Togdheer ku Wareejiyey Deeq X... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|