|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida oo Deeq Raashin Ah Gaadhsiiyay Deegaanadii Ay Colaaduhu Ka Dhaceen Ee Gobolka Sool
November 4, 2018 - Written by Reporter:Laascaanood (WJN)- Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar ayaa waxa uu maanta deeq raashin ah soo gaadhsiiyay deegaanadii ay colaaduhu ka dhaceen ee koonfurta gobolka Sool.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/8nYlwc-6VZk Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|