|
|||||
WAJAALE NEWS
Ilhaan Cumar oo Loo Doortay Koongareeska Maraykanka
November 7, 2018 - Written by Reporter:Washigton (WJN)- Ilhaan Cumar oo ah gabadh soomaaliyad ah ayaa noqotay gabadhii ugu horreysay oo ka tirsan dadka qaxootinimada ku ah Mareykanka ee ka mid noqda Koongareeska Mareykanka. Ilhaan Cumar oo 36 sano jir ah ayaa taariikh sameysay ka dib markii ay noqotay qofkii ugu horreeyay oo Soomaali ah oo xildhibaan ka noqdo dalka Maraykanka. Halkan ka akhriso shan arrimood oo ku saabsan Ilhaan.
Related posts:Daawo: “Heshiiskii Saldhiga Milateri Marnaba Kama Noqon Karto Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi”..Saf... Madaxweynaha Jsl Oo Qaabiley Wakiilka Cusub Ee Dalka Ingiriisku Usoo Magacaabay Xafiiskooda Caasimad... DAAWO; Maxkamada Gobolka Awdal Oo Xukun Adag ku Riday Dhalinyaro Kufsi Wadareed Kula Kacay Laba... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|