|
|||||
WAJAALE NEWS
“Hadaynaan Dalkeena Waxkala Soo Bixin oo Aynaan Waxaa Dalkeena Ka Soo Baxa Isticmaalin Doolarka Hoos Uma Dhigi Karno”.Wasiirka Beeraha Somaliland
November 12, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Wasiirka horumarinta Beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed ayaa sheegay in laga faa,idaysto khayraadka dalka yaala oo wax soo saar la sameeyo si looga maarmo waxyaabaha dibada ka imanaya. Dhinaca kale Wasiirka Beeraha Somaliland ayaa sheegay in hadii aan dalka waxlagala soo bixin oo waxa dalka ka soo baxa aan la isticmaalin in aan doolar hoos loo dhigi Karin.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/EP4pVqTOKiQ Related posts:Madaxwaynaha Jsl Oo Dhambaal Tacsi Ah Udiray Muj Maxamuud Boodhle (Waran) Oo Ku Geeriyooday Gabiley! Raysal-wasaare Abiy Ahmed Oo Hogaamiye Cusub U Magacaabay Gobolka Tigrey, Soona Saaray Waaran lagu S... Gurmad Ka Socda Xukuumadda Oo Wasiir Abiib-Timacad Hor-kacayo Oo Gaadhay Goobtii Cagafta Dawladda Ho... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|