Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Jsl Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Heshiis Ay Wada Galeen Jaamacada Burco, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Jsl Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Heshiis Ay Wada Galeen Jaamacada Burco,
November 5, 2018 - Written by Editor:

Burco(W,N) Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Somaliland iyo Xubno kamida  bahda garsoorka Oo maalmihii udanbeeyay ku sugnaa Magaalo Madaxda Gobolka togdheer Ee Burco ayaa heshiis la sexeexday jaamacada burco,

Gudomiyaha maxkamada sare Prof Aadan Xaaji Cali iyo Maamulka jaamacada burco ayaa si wada jir ah faahfaahin uga bixiyay ujeedada heshiiska ay wada galeen,

Halkan ka daawo muuqaalka warkan;

COMMENTS
LINKS