Gudida Golaha Guurtida Somaliland oo Kulan La Qaatay Maamulka Gobolka Awdal | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudida Golaha Guurtida Somaliland oo Kulan La Qaatay Maamulka Gobolka Awdal
November 12, 2018 - Written by Reporter:

Borama (WJN)- Gudida xog uruurinta golaha Guurtida Somaliland oo maal mihii u danbaysay socdaal ku marayay gobolada Awdal iyo Salal ayaa maanta kulan balaadhan oo looga hadlayo xaaladaha goboladaasi la qaatay maamulka gobolka Awdal.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS