|
|||||
WAJAALE NEWS
Guddoomiyaha Telesom Oo ku Guuleystay Abaalmarinta Hogaamiyaha Ugu Wanaagsan Tiknoolajiyadda Afrika
November 15, 2018 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Guddoomiyaha Shirkadda Telesom, Mr. Abdikarim Mohamed Eid (CEO) ayaa ku guuleystay abaalmarinta “Hoggaamiyaha Ugu Wanaagsan Afrika” ee Hurumarinta Isgaadhsiinta & Teknoolajiyadda. Abaalmarintan oo 14-kii November 2018 lagaga dhawaaqay Shirweynaha AfricaCom oo ay isugu yimaadaan in ka badan tobanaan kun oo qof oo ka socda Shirkadaha Teknoolajiyadaha & Isgaadhsiinta ee Caalamka oo ku qabsoomay Magaalada Cape Town ee dalka South Afrika. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Saudi Arabia:Nin Dhalinayaro ah oo lagu xukumay Dil kadib markii 100-Dumar ah uu ka qaaday Sawiro ka... DAAWO;-Shirkadaha Madaxa Banaan Ee Laydh Oo Taageeray In La Sameeyo Komishan Waafaqsan Xeerka Koront... Siyaasi Cali Guray Oo Saadaaliyay Sida Ay Xisbiyada Mucaaridku Xisbiga Xaakimka Ugaga Guulaysanayaan... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|