|
|||||
WAJAALE NEWS
Saudi Arabia:Nin Dhalinayaro ah oo lagu xukumay Dil kadib markii 100-Dumar ah uu ka qaaday Sawiro kala gadisan.
February 24, 2014 - Written by Wariye:
Ninkan lagu eedeeyay in Sawiro ka qaaday Dumar guryahooda jooga ayaa markii hore Maxkamad kutaala Magaalada Buraidah waxa ay ku xukuntay xabsi 12-sano ah , 800 oo Karbaash iyo in uu bixiyo lacago gaadheysa 80,000 oo riyaal. Wajaale News COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|