|
|||||
WAJAALE NEWS
Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee Somaliland oo Gaadhay Magaalada Berbera
November 6, 2018 - Written by Reporter:Berbera (WJN)- Guddoomiyaha maxkamada sare ee Somaliland Porf: Aadan Xaaji Cali Axmed iyo waftigii garyaqaanada ee uu hogaaminayay oo maal mihii u danbeeyay safaro uu ugu kuur galayo xaaladaha maxkamadaha iyo cadaalada ku marayay gobolada bariga ayaa waxaa ay maanta gaadheen magaalada Berbera. Dhinaca kale Guddoomiyaha maxkamada sare ee Somaliland ayaa waxa kale uu xadhiga ka jaray sadex dhisme oo ay kala yeelaan doonaan daarajada Maxkamadaha kala duwan ee dalku.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:DAAWO; Mudaharaadka Dad Gaoodsani ka Hordhigeen Dhakhtar Hargaysa iyo Musharax Jamaal Cali Xuseen ... Aas Qaran Oo Xabaalaha Masalaha Ee Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Suldaan Bare Xaaji Iyo ... Waftigii Ka Socda Dalka Ingiriiska Oo Booqasho Ku Tagay Marsada Berbera Iyo Waxyaabaha Ay Kusoo Arke... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|