|
|||||
WAJAALE NEWS
“Dhumay Waxa Maanta Isugu Imanaya Inta Af-soomaali ku Hadasha Oo Dhan, Waxaanay Marti u Yihiin Dawladda Somaliland” Madaxweyne Muuse Biixi.
November 3, 2018 - Written by Editor:“Colaadda Beelaha Walaalaha ah ee Gobolka Sool, Gaar ahaan Dhumay waxa maanta isugu imanaya inta Af-soomaali ku hadasha oo dhan, waanu soo dhawaynaynaa, waxaanay Marti u yihiin Dawladda Somaliland. Waxa sidaasi yidhi Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi mar uu ka hadlaayey Xuska Sanad Guurada 25aad ee Booliska Somaliland oo maanta ku beegnayd HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA MADAXWAYNAHA; Related posts:Khilaafka Udhexeeyada Maamul Gobolleedyada Somaliya Iyo Dawlada Dhexe Oo Sii Xoogaysanaya Iyo Shuru... “Talaabo Ayaanu Ka Qaadayna Ganacsatada Aan Wali Xidhin Goobaha Ay Bulshadu Ku Kulmaan''Wasiirka Ari... Xisbiga Wadani Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Fariimo Hanjabaado Ah Oo Loo Soo Diray Barkhad Jaamac Batuu... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|