DAAWO; Xukuumada Somaliland Oo Konteernar Mucaawino ah Gaadhsiiyey Dadka Hindida Iyo Carabta Ah Ee Magaalada Berbera. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Xukuumada Somaliland Oo Konteernar Mucaawino ah Gaadhsiiyey Dadka Hindida Iyo Carabta Ah Ee Magaalada Berbera.
November 20, 2018 - Written by Editor:

BERBERA(W,N) Xukuumada Somaliland oo ay Gadhwadeen ka yihii wasiirada Diinta & awqaafta iyo gaashaandhiga iyo xubno xildhibaano ah yaa deeq balaadhan gaadhsiiyay dadka carabta iyo hindida ah ee k nool magaalada berbera taasi oo ay Somaliland soo gaadhsiiyeen haayado kala duwan.

BERBERA 2

BERBERA 1

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS