|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Arimaha Dibada Jsl Oo Xilkii La Wareegay Iyo Weedhihii Laga Jeediyay Madasha.
November 14, 2018 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Wasiirka Wasaarada Arimaha dibada Somaliland Maxamuud Yaasiin xiir faratoon, oo dhawaan madaxwaynaha somaliland u magacaabay wasaarada arimaha dibada ayaa maanta xilkii kala wareegay wasiirkii hore ee wasaarada arimaha dibada oo hada ah wasiirka wasaarada maaliyada sacad cali shire. Munaasibadan xilk wareejinta ah ayaa waxa kasoo qaybgalay masuuliyiin tiro badan oo kamida xukuumada iyo hawlwadeenada wasaarada arimaha dibada somaliland HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Wasiirka Warfaafinta Jsl Oo Kulan La Qaatay Cuqaasha Iyo Dhalinyarada Gobolka Sool Iyo Arimaha Uu Ka... Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Dalka Dib Ugu soo Laabtay Kana Hadlay Socdaal Uu Ugu Maqnaa Dalalka Ethi... “Sida Aan U Arko Qorshaha Madaxwayne Muuse Biixi Wax Kale Maaha Ee Waxa Ka Go’an In Aan Labadan Door... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|