|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Oo ka Warbixiyay Kulan Uu La Yeeshay Madaxwaynaha Dalka Jabuuti Iyo Arimaha Ay ka Wada Hadleen,
November 2, 2018 - Written by Editor:Jabuuti(W,N) wasiirka wasaarada arimaha dibada somaliland Dr Sacad Cali Shire oo maalmihii udanbeeyay ku sugnaa dalka jabuuti ayaa ka warbixiyay kulan uu la yeeshay Madaxwaynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele iyo Masuuliyiin kale oo kamida madaxda dalkaasi. Sidoo kale wasiir sacad ayaa faah faahin ka bixiyay arimaha ay ka wada hadleen madaxda dalka jabuuti, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Dhagax Dhigay Goobta Cusub Ee Uu Noqon Doono Godka Qashinka Magaalada... DAAWO: War-bixin Daaha Ka Rogtay Qashinka Buux dhaafiyay Caasimadda Hargaysa iyo Maayarka Uo U Muuqd... Xubnihii Ka Socday Garsoorka oo Dacwado Dhul Kaga Garnaqay Deegaanada Qulujeed, Boon iyo Xariirad COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|