|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lalayeeshay Safiirka Somaliland Ufadhiya Emaraadka Iyo Arimo Doorka Ah Wax laga Waydiiyay.
November 9, 2018 - Written by Editor:HARGAYSA(W.N) Safiirk Somaliland ufadhiya Dalka emaraadka xasan hirad ayaa waraysi lalayeeshay waxlagaga waydiiyay wakhtiga kama danbaysta ah ee la bilaabayo balaadhinta dekeda berbera Sidoo kale safiirka ayaa ka hadlay dawlada emaraadka oo ogolaatay in dalkeeda loogu safro basportka somaliland iyo arimo kale oo muhiim ah. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGA OO FAAH FAAHSAN; https://youtu.be/mqdlM-YVPh8 Related posts:Xukuumada Somaliland Oo Xayirtay Tvga Madaxa,banaan Ee Codka Bariga Africa Iyo Maamulka Oo Ka Hadlay DAAWO;-Marwo Haboon Laanta Bari Oo Sheegtay In Aan Cidi Somaliland Ka Mustaafurin Karin Iyo Sobobta ... Qaramada Midoobay Oo Dalbatay Baadhitaano Lagu Sameeyo Dagaaladii Ka Dhacay Gobolka Tigrey Ee Dalka ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|