DAAWO; Qaarkamida Culimada Ku Shaqaysta Daawaynta Dadka Oo Khilaaf Culusi Ka Dhex Qarxay Iyo Eedaymo Ay Hawada Isku Mariyeen, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Qaarkamida Culimada Ku Shaqaysta Daawaynta Dadka Oo Khilaaf Culusi Ka Dhex Qarxay Iyo Eedaymo Ay Hawada Isku Mariyeen,
November 26, 2018 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) Qaarkamida Culimada ku shaqaynta Arimaha dabiibka dadka oo khilaaf culusi ka dhex istaadhmay iyadoo sheekh rusheeye uu  sheegay in magaciisa uu ku shaqaysano sheekha kale oo lagu magacaabo Cabdiraxmaan Ceergaabo.

rusheeye

Halka sheekha cabdiraxmaan ceergaabo uu  eedahaasi loo jeediyay uu iska fogeeyay  jawaabna bixiyay isagoo shaaciyay in aanay jirin arintaasi soona bandhigay codadka   sheekhani kale baahiyay.

SHEEKH CEERGAABO

Halkan Daawo Muuqaalka Warkan;

https://youtu.be/PmsnNrrPbvI

COMMENTS
LINKS