DAAWO;-Prof Cabdisalaan Yaasiin Oo Ayaan Daro Ku Tilmaamay In Markii Shanaad Mudo Kordhin Loo Sameeyo Golayaasha Wakiilada Iyo Guurtida. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Prof Cabdisalaan Yaasiin Oo Ayaan Daro Ku Tilmaamay In Markii Shanaad Mudo Kordhin Loo Sameeyo Golayaasha Wakiilada Iyo Guurtida.
November 25, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Prof Cabdisalaan yaasiin oo kamida madasha wadatashiga iyo toosinta qaranka ayaa ka digay in markii shanaad mudo kordhin loo sameeyo golayaasha guurtida iyo wakiilada oo xiligan aya muuqato in mudo kordhin loo sameeyay isagoo sheegay in ay ceeb ku tahay geedi socodka doorashada in 13sano ay kuraasta iska fadhiyaa golaha wakiilada,

Dhanka kale Prof Cabdisalaan yaasiin ayaa ka hadlay aragtidiisa wadahadaladii somaliland iyo somaliya

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS