DAAWO; Madaxwaynaha Jsl Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Oo Kusoo Laabtay Ceel Afwayn Iyo Mashaariic Uu Ka Dhagax Dhigay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Madaxwaynaha Jsl Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Oo Kusoo Laabtay Ceel Afwayn Iyo Mashaariic Uu Ka Dhagax Dhigay.
November 28, 2018 - Written by Editor:

Ceel-Afwayn(W.N) madaxwaynaha somaliland Muuse biixi cabdi iyo waftigii uu Hogaaminayay ayaa kusoo laabtay magaalada ceel afwayne ee gobolka sanaag taasi oo ay ka dhax dhigeen xarun cusub oo ay yeelan doonto wsaarada xanaanada xoolaha waxaana halkaasi ugu horay ka hadlay wasiirka xanaanada xoolaha.

WAFTIGII BIIXI

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS