DAAWO; Maayarka Caasimada Hargeysa Oo Kulan La Qaatay Dhigiisa Dalka Jabuuti. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Maayarka Caasimada Hargeysa Oo Kulan La Qaatay Dhigiisa Dalka Jabuuti.
November 13, 2018 - Written by Editor:

Jabuuti(W,N) Maayarka Caasimada Somaliland ee Hargaysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) oo maalmihii Udanbeeyay ku sugnaa Dalka jabuuti oo uu kaga qaybgalay Shirka Maayarada Wadamada Islaamka ayaa kulan la qaatay Maayarka Caasimada Jabuuti.

maayarka hargaysa

Sidoo kale maayarka caasimada hargaysa oo kormeer kusoo Maray goobo badan oo kamida caasimada dalka jabuuti,

hargaysa iyo jabuuti

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;

https://youtu.be/vWKP1S9qJlg

COMMENTS
LINKS