|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Khilaaf Culus Oo Soo Kala Dhex Galay Wasaarada Hawlaha Guud Ee Gobolka Sanaag Iyo Golaha Degaanka Ceerigaabo.
November 15, 2018 - Written by Editor:CEERGAABO(W,N) Wasaarada Hawlaha Guud iyo golaha deegaanka degmada ceergaabo ayaa waxaa ka dhex qarxay khilaaf culus kadib markii golaha deeganka ceerigaabo ay ansixiyeen xeer ay sheegeen in ay ku maamulayan dhulka Iskuduwaha wasaarada hawlaha guud ee gobolka sanaag ayaa si adag uga soo horjeestay xeerkan ay ansixiyeen golaha deegaanku isaga oo sheegay in xeerka ay ansixiyeen sharci daro yahay DAAWO; MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAHSAN; Related posts:DAAWO;-Wasiir Kuxigeen Arimaha Gudaha Oo Raalin Ka Bixiyay Hadal Uu Hore Uyidhi, Oo Shacabka Gobolka... “Qoraalka PDF ka Ah Ee Aan Dhamayn Ee Buugga Miyiga Ilaa Madaxtooyada" Ee Internet ka la Soo Geliyay... DAAWO;-Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Oo Ka Waramay Taariikhdiisa Iyo Xadhigyo Ay Kula Kacday Dawlad... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|